Afrika Kenya oo wax ka baddashay qorshihii cunshuur kordhinta kadib caro ka dhalatay June 20, 2024 APTOPIX Kenya Protests Arag Fikradaha Nairobi — Kaddib marki ay shacabka Kenya dhigeen mudaaharaadyo rabshado watay oo ay ku diideen canshuur-kordhin ay dowladda ku sameysay adeegyadda dadweynaha, ayay dowladda Kenya sheegtay in ay hindisahaasi wax ka baddashay. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa Nairobi kasoo dirtay, Intasar Salax Xuseen. Your browser doesn’t support HTML5 Kenya oo wax ka baddashay qorshihii cunshuur kordhinta kadib caro ka dhalatay