Wareysiga Ifraax Axmed
Your browser doesn’t support HTML5
Dadka u ololeeya xuquuqda Aadanaha iyo haweenka ayaa ku baaqaya in la meel mariyo sharciga ka hortaga tacadiyada iyo kufisga lagula kaco gabdhaha iyo haweenka Soomaaliya.
Cabdulqaadir Cabdulle, ayaa tacadiyada loo geysto hawenka ka wareystay Ifraax Axmed, oo ololeysa xuquuqda haweenka.