China oo la tartameysa Boeing iyo Airbus
Your browser doesn’t support HTML5
Shirkadda sameysa diyaaradaha oo Shinuhu leeyahay ayaa si firfircoon diyaaradaheeda ugu suuq gaynaysa caalamka, iyadoo ugu dambeyntii rajeyneysa inay la tartanto shirkadaha waaweyn sida Boeing iyo Airbus.