Wareysi: Cabdiweli Garyare
Your browser doesn’t support HTML5
Maareeye ku-xigeenka Hay’adda Duulista Hawada ahna maareeyaha guud ee garoomada Soomaaliya Cabdiwali Ibraahim Garyare ayaa VOA siiyey uga hadlay dhismaha garoon cusub oo la sheegey in dhawaan laga dhisi doono duleedka Muqdisho, dilkii mid ka mida shaqaalaha hay’adda iyo ammaanka garoonka.