In ka badan hal milyan iyo bar qof oo Muslimiin Xujaay ah ayaa ku suggan magaalada Mecca ee dalka boqortooyada Sacuudiga si ay u gutaan mid ka mid ah shanta tiir ee Islaamka.
Xajka sanadkan ayaa ku soo beegmay iyadoo uu dagaal ka socdo magaalada Gaza oo ay ku dhimanayaan dad rayid ah, Falastiniyiin hal milyan ka bandanna ay macluul halis ugu jiraan.
Warbixin kooban oo arrintan ku saabsan waxaa inoo haya Maxamed Colaad Xassan.
Your browser doesn’t support HTML5
1.5 milyan qof oo sanadkan gudanaya xajka xilli aysan reer Gaza nasiib u yeelan