Britain: Dad loo tarxiili lahaa Rwanda oo la daayey

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Britain, 79 qof oo magangalyadoon ah oo dowladdu doonaysay inay u tarxiisho dalka Rwanda ayaa damiin ahaan lagu sii daayay. Waxaa faah-faahinaya weriyaha VOA ee London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.