Xuutiyiinta oo gantaal ku dhuftay Markab ganacsi
Your browser doesn’t support HTML5
Gantaal loo malaynanayo inay soo rideen fallaagada Xuutiyiinta Yemen ayaa maanta oo khamiis ah wuxu ku dhacay markab marayay Gacanka Cadmeed.