Dad ka soo badbaaday doontii ka baxday Boosaaso

Your browser doesn’t support HTML5

8 qof oo ka badbaaday doonidii ku dagtay xeebaha Yemen ayaa dib ugu noqday Boosaaso, iyadoo ciidamada amnigu sheegeen inay qabteen 3 ka mid ah 8-daasi qof.