Dambiyo la tuhunsan yahay in ay ka dhaceen Darfur
Your browser doesn’t support HTML5
Dacwad oogaha maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ayaa si degdeg ah u baaraya eedeymaha dambiyada dagaal iyo dambiyada ka dhanka ah bani’aadantinimada ee ka dhacay magaalada Al-Fashir ee gobolka Darfur.