Dad isugu soo baxay qabuuraha Iskuul Booliisiya
Your browser doesn’t support HTML5
Booliska Soomaaliya ayaa maanta hor-istaagay boqolaal dadweyne oo tagay qabuuraha Iskuul Booliisiyo, halkaasi oo dowladda Soomaaliya ay shalay amartay in laga saaro maydadka.