Dalxiiska Geela ee duleedka Hargeysa

Your browser doesn’t support HTML5

Dhallinyarada Hargeysa qaarkood ayaa u dalxiis taga xeryo geella lagu dhaqo oo duleedka magaalada ku yaalla, halkaasi oo ay ka soo cabbaan caano, kaddibna ay ku bartaan dhaqanka dhaqashada geella uu qeyb weyn ka yahay. Warbixintan waxaa soo diray Maxamed Boosh.