Xaafaddaha Shiinaha ee Nairobi

Your browser doesn’t support HTML5

Xaafadaha ay dadka Shiinaha ahi ka deggan yihiin magaalooyinka dalalka dibaddu waa kuwo la aqoon sano karo. Magaalada Nairobi waxaa ku yaalla dhowr xaafad oo xajmigoodu kala duwan yahay, kuwaas oo ku firirsan magaalada.