Maxay Soomaaliya uga dhigan tahay ka mid noqoshada Golaha Ammaanka

Your browser doesn’t support HTML5

Soomaaliya iyo afar waddan oo kale ayaa maanta xubno aan joogto ahayn ka noqday Golaha Ammaanka ee QM. Haddaba waxa ay arrintan ka dhigan tahay ayaan kahor codeynta ka wareysanay Axmed Ciise Cawad, wasiirkii hore ee arrimaha dibedda.