Ballaarinta dekadda Boosaaso
Your browser doesn’t support HTML5
Dekadda magaalada Boosaso oo baalarin iyo dayactir uu ku socdo, ayaa waxaa ganacsatada xoolaha sannadkan u suurtogashay inay xoollo badan u iib geeyaan dalalka Khaliijka, kadib markii dekedda uu soo gaaray markab weyn.
Weriyaha VOA Fadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintaan soo dirtay.