Gabdhaha kubadda kolayga ee Hargeysa
Your browser doesn’t support HTML5
Magaalada Hargeysa, gabdhaha ciyaara kubbada kolleyga ayaa sheegay inay helleen xorriyad ay ku ciyaaraan horyaalka kubbada koleyga, iyagoon markaas wax cabsi ah kala kulmayn bulshada muxaafidka ah.