Wasaaradda warshadaha ee Kuuriyada Koonfureed ayaa Arbacada manta ku dhawaaqday in ku dhawaad 50 heshiis la kala saxiixday intii uu socday shirkii ugu horreeyay ee Kuuriyada Koonfureed ay la yeelato hoggaamiyeyaasha 48 dal oo Afrikaan ah, kaas oo ku saabsan iskaashiga dhinacyada macdanta, tamarta iyo wax soo saarka.
Warbixin ay wakaaladda wararka ee Reuters qortay waxaa soo koobaya Xuseen Barre.
Your browser doesn’t support HTML5
Koonfur Kuuriya oo 50 heshiis la saxiixatay madaxdfa Afrika