Dalka Nigeria oo koronto la’aan noqday shalay

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka ugu dadka badan qaaradda Afrika oo ah dalka Nigeria ayaa Isniintii shalay koronto la’aan ahaa, waxaana xiran garoomada diyaaradaha ee waaweyn.