Maqaayadda u doodda muhaajiriinta

Your browser doesn’t support HTML5

Magaalada Washington waxaa jirta makhaayad u doodda dib u habaynta arrimaha muhaajiriinta imanaya dalka Maraykanka socdaalka, iyada oo la kobcinayo xiriirka bulshooyinka kala midabka duwan ee dalkan Maryakanka.