Biden oo soo saaraya amar la xiriira qulqulka muhaajiriinta

Your browser doesn’t support HTML5

Madaxweyne Joe Biden ayaa maanta oo Talaado ah saxiixaya wareegto amar-madaxweyne oo xadidayso tirada dadka magangalyo doonka ah ee ka soo gdubaya xuduudda Mexico.