Xamza oo ku sugan Koonfur Kuuriya

Your browser doesn’t support HTML5

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ku sugan dalka Koonfur Kuuriya oo uu uga qeyb-galayo shirka madaxda dalkaas iyo Afrika.