Doorashadii India oo lasoo geba-gebeeyey

Your browser doesn’t support HTML5

Dalka Hindiya, madaxa guddiga dooashada ayaa sheegay in 642 milyan oo qof ay u codeeyeen doorashadii la soo gebagebeeyey oo socotay muddo lix toddobaad ah, iyadoo ra'iisul wasaare Narendra Modi si weyn loo saadaalinayo inuu mar saddexaad ku guuleysto doorashada.