Mexico oo markii ugu horreysay madaxweyne u dooratay haweeney

Your browser doesn’t support HTML5

Claudia Sheinbaum ayaa noqotay haweeneydii ugu horreysay ee madaxweyne ka noqota dalka Mexico, kadib markii ay ku guulaystay doorashadii ka dhacday dalkaasi.