Wiilka Biden oo maanta maxkamad lasoo taagayo
Your browser doesn’t support HTML5
Maxkamadeynta Hunter Biden, oo ah wiil uu dhalay madaxweynaha Maraykanka Joe Biden, ayaa maanta oo Isniin ah ka bilaabatay maxkamadda federaalka ee gobolka Delaware.