Puntland oo fulisay howlgallo ka dhan ah Daacish iyo Shabaab
Your browser doesn’t support HTML5
Taliyaha ciidamada booliiska ee Puntland Jeneraal Muumin Cabdi Shire ayaa ka hadlay hawlgallo dhinaca amniga ah oo ka dhacay maamulka, oo ay kusoo qabteen in ka badan 20 tuhunsane.