Maxaa gobollada Mareykanka loogu kala yaqaan gobol cas iyo gobol buluug ah?
Your browser doesn’t support HTML5
Marka ay timaado siyaasadda ama doorashooyinka Mareykanka, gobollada waxaa loo kala yaqaan; Gobollada Cas iyo Gobollada Buluuga ah. Haddaba side ku timid magac bixintan? Waxaa qoray; Marcus Harton, waxaa tifaftiray Sharon Shahid iyo Mia Bus, waxaa soo jeedinaya Axmed Cali Sheekh.