Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa Axaddii shalay ka hadlay suurtagalnimada in xabsi lagu xakumo bisha soo socota, kaddib marki lagu helay danbi ah in uu ka been sheegay diiwaanka ganacsigiisa.
Laakin danbiga lagu helay ayaa murashaxiinta doorashada sannadkaan ay durbaba billaabeen in u adeegsadaan taageerayaashooda, hase ahaatee, falanqeeyayaasha ayaa sheegaya in soo jiidashada codbixyaasha aanan wali go’aansan cidda u codeyn doonaan aysan sahlanaan doonin.