Wareysiga Saciida Xasan

Your browser doesn’t support HTML5

Saciida Xasan, oo ka mid ah Soomaalida Maraykanka muddo-na ka soo shaqeysay arrimaha waxbarashada Soomaaliya, ayaa ku dhiirigalinaysa jaaliyadda inay kaalin weyn ka qaataan sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooiynka haysta ardayda iyo iskuullada Soomaaliya. Waxay u warantay Maxamuud Mascadde.