Saameynta Haweenka ee Doorashada Mareykanka
Your browser doesn’t support HTML5
Cod-bixiyayaasha haweenka ah ayaa ah in ka badan kala bar tirada cod-bixiyayaasha Maraykanka.
Weriyaha VOA Scott Stearns ayaa warbixintan ka diyaariyay waxa ay sameynayaan musharaxiinta Joe Biden iyo Donald Trump si ay ugu guuleystaan codadka haweenka. Xuseen Barre ayaa faahfaahinta inoo haya.