Soomaali lagu maxkamadeynayo Minnesota
Your browser doesn’t support HTML5
Gobolka Minnesota, waxaa gaba-gabo maraya kiiska dacwado ay Soomaali ku lug leedahay oo la xiriira lacago malaayiin dollar ah oo laga musuq-maasuqay barnaamij caruurta lagu quudiyo.
Maxamed Colaad ayaa faah-faahinaya