Wejiga 3-aad ee dhismaha jidka Muqdisho iyo Balcad

Your browser doesn’t support HTML5

Wajiga 3-aad ee dib u dhiska waddada laamiga ah ee isku xirta Balcad iyo Jowhar ayaa dib u bilaabantay, waxaana mashruuca dhismahan maal-galinaysa dowladda Qatar. Cabdulqaadir OK ayaa warbixintan soo diray.