Shacabka Koonfur Afrika ayaa Arbacada maanta ah u dareeray goobaha codbixinta iyagoo ka qeybgalaya doorashadii ugu adkeyd ee dalkaasi ka dhacda tan iyo markii uu dhamaaday nidaamkii midab kala sooca ee caddaanka dalkaasi looga badan yahay ay madaxda ka ahaayeen.
Cabdullaahi Cali Xasan oo shahaadada PhD ka diyaarinaya Jaamacadda Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, cilmi-baarana ka ah Xarunta Arika ee Magaalooyinka. Cabdixakiin Maxamuud Shirwac ayuu uga warramay sida codbixintu u socoto?
Your browser doesn’t support HTML5
Fallanqeyn ku saabsan doorashooyinka Koonfur Afrika