Kulanka dhallinyarada Soomaaliyeed ee Minnesota

Your browser doesn’t support HTML5

Gobolka Minnesota, dhalinyaro iyo waalidiin ayaa isugu yimid kulan looga hadlayay dhibaatooyinka haysta dhalinyarada, sida maandooriyaha oo saameyn badan ku yeeshay dhalinyarada.