Doorasho ka dhaceysa Koonfur Afrika

Your browser doesn’t support HTML5

Doorasho ayaa Arbacada ka dhaceysa Koonfur Afrika, ayada oo la filayo in xisbiga ANC oo muddo maamulayey dalka uu lumiyo taageerayaal badan.