Maxkamadeynta Trump oo geba-gebo ku dhow

Your browser doesn’t support HTML5

Dacwad oogayaasha iyo qareennada difaacaya Donald Trump ayaa lagu wadaa in ay dooddii xiritaanka u gudbiyaan xeerbeegtida, Talaadada maanta ah.