Kansarka oo kusoo badanaya dhulka Soomaalida
Your browser doesn’t support HTML5
Dhulka Soomaalida ee Geeska Afrika, waxaa ku soo badanaya xanuuno aan hore ugu badnaan jirin sida kansarka oo haatan dad badan oo Soomaali ah uu ku dhacay.
Haddaba xaaladda caafimaad ee Somaliland, waxaan ka wareysanay Liibaan Yuusuf Gaaxnuug.