QM oo xaaladda Gaza ku tilmaamtay "Cadabatii Ifka"
Your browser doesn’t support HTML5
Hay’adda QM u qaabilsan Falastiiniyiinta ayaa xaaladda Gaza ku tilmaantay “Cadaabtii ifka” kadib markii Isreal ay duqeysay xaafad ku taalla galbeedka Rafah, halkasi oo ay ku dhinteen ku dhawaad 40 qof.