Amuuraha Islaamka: Dalalka ka mid ah Yurub oo aqoonsaday Falastiin

Ireland, Spain iyo Norway ayaa Arbacadii ku dhowaaqay inay aqoonsanayaan Dowlad Falastiin laga billaabo 28-ka May, ayaga oo sheegay inay rajeynayaan in dalalka kale ee reer galbeedka ay ku daydaan, taasi oo keentay in Israel ay u yeerato safiiradeeda.

Waa qodobka toddobaakan ee barnaamijka Amuuraha Islaamka, waxaana soo diyaariyay, soona jeedinaya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Islaamka