Dhallinyarada TikTok ee Muqdisho oo is-difaacat

Your browser doesn’t support HTML5

Qaar ka mid ah dhallinyarada isticmaalla TikTok ee Muqdisho ayaa difaacay qaaabka ay u isticmaallaan baraha bulshada, oo ay sheegeen inay lacago badan ka sameeyaan, kadib markii booliska uu xiray qaar kale. Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.