Poland oo Ruushka ku eedeysay qulqul muhaajiriin

Your browser doesn’t support HTML5

Ra'iisul Wasaaraha Poland Donald Tusk ayaa Talaadadii ku eedeeyay "dowladda Ruushka" isku day ay kumanaan muhaajiriin ah oo Afrikaan ah ugu tahriibineyso Yurub, xilli Poland ay qorsheyneyso inay xoojiso xuduudkeeda bari.