Taiwan oo abaabushay ciidankeeda
Your browser doesn’t support HTML5
Taiwan ayaa abaabushay ciidamadeeda maanta oo Khamiis ah waxayna sheegtay inay ku kalsoon tahay inay ilaalin karto jasiiradda, kadib markii Shiinuhu billaabeen laba maalmood oo dhoolatus ah