Maxay ka dhigan tahay booqashada Ruto?

Your browser doesn’t support HTML5

Maxay ka dhigan tahay booqashada madaxweynaha Kenya ee Washington iyo in Mareykanka uu u magacaabo xulufo weyn oo aan NATO aheyn? Falastiin Axmed Iimaan ayaa ka wareysatay Maxamed Colaad Xasan.