Muqdisho: Isbitaal sameeyey qalliin ku cusub magaalada
Your browser doesn’t support HTML5
Isbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa dhowaan ku guuleystay qaliin dhinaca wadanaha oo lagu sameeyay bukaan muddo sanado ah qabay wadno xanuun, kaasi oo loo galiyay batari.
Warbixintan waxaa Muqdisho ka so diray Xasan Kaafi Qoste.