Warbixinta dhallinyarada Malawi iyo siyaasadda
Your browser doesn’t support HTML5
Dhallinyaro badan oo ku nool Afrika oo daneynaya inay noqdaan hogaamiyayaasha berrito ayaa sheegay in haddii ay awoodda helaan ay wax badan ka badali doonaan nolosha dadka qaaradda ku nool.
Warbixintan waxaa magaalada Lusaka ka soo diray Mooka Sibbku. Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa soo jeedinaya.