Doorashada Mareykanka iyo mucaawinada dibedda
Your browser doesn’t support HTML5
Iyada oo Ruushku uu weerar kulul ku hayo woqooyiga Ukraine ayaa tartanka madaxtinimo ee u dhexeeya madaxweyne Biden iyo madaxweynihii hore Donald Trump, hadda culyeska lagu saarayaa arrin kale oo la xiriirta siyaasadda arrimaha dibadda, taasi oo ah dagaalka ka socda Gaza.