Reer Iran oo isugu soo baxay aaska Ebrahim Raisi
Your browser doesn’t support HTML5
Kumanaan kun oo reer Iran ah ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Tehran iyagoo ka qeybgalaya aaska madaxweyne Ebrahim Raisi iyo mas'uuliyiintii la socdey oo ku dhintay shil diyaaradeed.