Ra’isul Wasaaraha dalka Slovakia oo la toogtay

Your browser doesn’t support HTML5

Ra’iisul Wasaaraha dalka Slovakia Robert Fico ayaa si xun ugu dhaawacmay dhowr xabbadood oo loogaga dhuftay qeybo ka mid ah jirkiisa Arbacadi.