Musuq-maasuqa dalka Estawitini
Your browser doesn’t support HTML5
Shaqaalaha ka shaqeeya warshadaha dharka sameeya ee dalka Estawitini ayaa sheegay in musuq-maasuq iyo xeer la’aan dalkaasi ka jirta ay fursad siiso shirkaddaha dharku inay ku tacadiyaan shaqaalaha.
Warbixintan waxaa diyaariyey Nokukhanya Musi, Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa soo koobaya.