Garaadka Macmalka (AI) oo la filayo inuu horseedo xal caafimaad

Cilmi baarayaal ku sugan dalka New Zealand ayaa sheegay in garaadka macmalka ah ama AI uu gacan ka gaysan karo xalinta dhibaatooyinka bunkaanada iyo dhakhaatiirta.

Cilmi baarista ayaa sheegaysa in dhinacyada horumarka laga samaynayo ay ka mid tahay adeegsiga garaadka macmalka ah xilliga la samaynayo qaliinada iyadoo la deegsanayo computer-ka wax lagu eego.

Warbixintan waxa magaalada Sydney kasoo diray Phil Mercer, waxaana inoo soo koobaya Cabdikakin Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Garaadka Macmalka (AI) oo la filayo inuu horseedo xal caafimaad