Blinken oo booqday Kyiv

Your browser doesn’t support HTML5

Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa maanta booqasho lama filaan ah ku tegay Kyiv.