Turkiga oo xiray dad lala xiriiriyey Gulen

Your browser doesn’t support HTML5

Mas’uuliyiinta Turkiga ayaa Talaadada maanta ah sheegay inay xireen 544 qof oo looga shakisan yahay inay xiriir la leeyihiin wadaadka Fethullah Gulen, oo madaxweyne Recep Tayyip Erdogan uu ku eedeeyo inuu ka dambeeyay isku daygii afgambi ee 2016-kii.